Xaaf oo ka hadlay cida uu ka shaqeyn waayey mudadii uu Madaxda ka ahaa Galmudug

Madaxweynaha Galmudug  Axmed Ducaale Geele Xaaf  ayaa muddo kadib waxa uu ka hadlay xaalada Dowlad Goboledka Galmudug iyo isbedelada ka socda. Waxaa uu sheegay in uu ka shaqayn waayay dad Galmudug kasoo jeeda kuwaasoo buu yiri curyaamiyay horumarka iyo dawladnimada Galmudug labadii sano ee uu madaxweynaha ka ahaa Galmudug. Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele … Continue reading Xaaf oo ka hadlay cida uu ka shaqeyn waayey mudadii uu Madaxda ka ahaa Galmudug